Madaxweyne Deni oo Garawe ku laabtay iyo Axmed Karaash oo wax kasoo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe, isagoo kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Kenya. Soo dhaweynta Madaxweyne Deni waxaa ka qeyb galay kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo muddooyinkii dambe khilaaf kala dhaxeeyay balse si hoose loo xaliyay iyo masuuliyiin kale oo … Continue reading Madaxweyne Deni oo Garawe ku laabtay iyo Axmed Karaash oo wax kasoo dhaweeyay (Sawirro)